Axmed Ilkacase waa madaxweynaha cusub ee Soomaalida Itoobiya

Axmed Ilkacase oo qiraya in weli Cabdi Iley yahay Gudoomiyaha xisbiga saamayn iyo ahmiyad siyaasadeedna leeyahay.

Maanta galinkii hore ayunbay ahayd markii aan lahayn Axmed Ilkacase waa gacan yarihiisii, inta uu meesha joogan, ku sii meel gaadh ba ha ahaatee is badal ma imaanin.

Cabdi Ileyna inuu gudoomiye sii ahaado lama rabo ee waxaa la rabaa in sharciga la horkeena oo dambiyadii uu shacabka ka galay la xisaabiyo.

Inta uu ninkaasi labadiisa cagood ku socdo nabad, xasilooni iyo is badal toona ma yaalo.

 

ninkan oo meyd lugaha saaraya ayaa madaxweyne laga dhigay

Recent Posts

What’s new

Updated: August 7, 2018 — 8:09 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme