Balanta naagaha beenta badan maxaa lagu gartaa

Naagaha qaar waxay ka heleen inay raga lacag ka cunaan waxay leedahay aniga waan ku jeclahay ee waxaas ii gad guur baan kaa rabaa waxaa laga yaabaa inay nin kale la socoto isagana ay sidaas lacag uga guranayso

haweenka noocaas ah hadda aad bay ugu soo bateen bulshada soomaaliyeed

waxaa lagu gartaa beenta badan oo mar kasta been bay kuu sheegaysaa

Recent Posts

What’s new

Updated: February 25, 2018 — 7:17 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme