Basbaaska guduudan waxtarka caafimaad uu leeyahay

1-wuxuu gubaa baruurta jirka
2-caloosha ayuu ka reebaa laabjeexa
3-Xididaha dhiigga mara ayuu waasiciyaa
4-madax xanuunka barka madaxa ayuu u roon yahay
5-xanuunada sanka ku dhaco ayuu daaweeyaa
6-abiteydka ayuu furaa
7-cadaadiska dhiigga ayuu nadaamiyaa
8-garaacada wadnaha ayuu xoojiyaa
9-jirka wuxuu ka ilaaliyaa bakteeriyada dhibka leh
10-xifdinta ayuu kordhiyaa
11-dhaxanta iyo qabowga ayuu ka hortagaa
12-dhagaxa xameetiada ayuu kaa ilaaliyaa

Recent Posts

What’s new

Updated: July 8, 2018 — 7:10 pm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme