Bil gudaheeda ayaad ku cayilaysaa cuntadan haddaad cunto

Cunto bil gudaheeda cayil jirkaaga u keeni karto

Dad badan ayaa jira caato naf ah u baahan inay hilib yeeshaan
hadabada waxa aan halkaan kugu hayno waa cunto keliya
bil gudaheeda ayaad ku naaxaysaan haddaa cunto cuntooyinkan

Kalluunka loo yaqaano Salmonidae wuxuu wataa wixii borotiin jirka u baahan yahay xagga cayilka

looska shiidan isagana wuxuu wataa borotiin badan oo jirka naaxiyo

sidoo kale kalluunka tuna loo yaqaano

sidoo kale shukulaato iyo cabbitaannada sokorta leh
sidoo kale furuudka nooc walba
iyo caanaha full creamka ah
hilibka iyo digaaga

cayilka, maxaa keeno, maxaa lagu naxaa , daawada cayilka, sidee loo cayilaa

Recent Posts

What’s new

Updated: July 13, 2018 — 7:39 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme