Cabdi Qaasin muxuu ku tilmaamay dadka dowladdiidka

#Cabdi_Qaasim_Salaad ”Kuwa iminka dowlada kasoo horjeedo wanaag laguma baran waa kuwii anigoo ina adeerkood ah Villa Somalia ii diiday marka Farmaajana ma diidana Khayrana ma diidana anigana ima aysan diidanayn laakiin waxay diidanyihiin dowladnimadda

” Walaahi ayaan ku dhaartay xataa hadii Farmaajo iyo kheeyre lagu badalo inaysan heshiineynin waayo yoolkooda ama hiigsigooda ayaaba ah in wax dowlad ah aysan dalkaan ka dhalan marka maalin walba waxay isticmaalayaan shaarar kala duwan oo kan ugu hooseeya ay ku qorantahay ma rabno dowlad waxaana rajeeynayaa in dadka soomaaliyeed fahmi doonaan”

Recent Posts

What’s new

Updated: December 20, 2017 — 8:17 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme