Cambarka naagaha kalluun camal muxuu yahay

Shurufka ama urka ka soo go’a siilka gabdhaha wuu kala duwan yahay qaar baa siilkooda usoo shiira sida kalluun la dubay oo kale qaarna wax bakhti ah oo aan loo adkaysan karin, gabadha marka ay kaadida si fiican u dhaqin siilka wuxuu usoo uraa sida kaadi meel ku daahday oo kale haweenka cadaanka ama gaalada ayaa sidaas ah waayo kaadida iskama dhaqaan waxay ku tiraan keliya tishu .

naagta haddii urka siyaadada ah ay ka dareento siilka waxaa haboon inay ku dhaqdo daawada loogu talagalaly

Recent Posts

What’s new

Updated: August 15, 2017 — 7:47 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme