Cloosha maxaa kaa weyneyn kara

Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya

1- chips (jibsiga) taasna waxaa laga soo xigtay cilmibaareyaal ka tirsan jaamacadda Harvard
2- Soda Diet canbbitaanka ah waxaa la ogaaday inuu baruurta jirkaaga badiyo siiba moxogga

3- pizza sidoo kale waxay wadataa saliid dhammaystiran

4- cabbitaanka furutiska haddii layska badiyo nooc walba ha ahaadee

5- cuntada degdeg loo yaqaano oo inta badan ka samaysan waxyaalaha saliidda lagu dubay

Dadka caloosha leh bulsho kaste si baa loo eegaa laakin caafimaad marka laga hadlo caloosha ma fiicna

Recent Posts

What’s new

Updated: July 8, 2018 — 7:53 pm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme