Cudurka ka dhalan kara galmada dabada dumarka

Cudurka ka dhalan kara galmada dabada dumarka

Galmada dabada haweenka si daran ayay u soo badatay dunida, soomaalidii aan garan jirin xitaa way barteen dhowr qof ayaa su’aalo naga soo weydiiya dunida dacaladeeda dhibka ay leedahay galmada futada, haweenka iyo ragaba.

marka hore waxaad ogaataa dabada siilka oo kale ma aha, waayo siilka waa meel galmada loogu talagalay oo dhacaan keenaya dhacaankaas wuxuu sahal ka dhigaa guska inuu si fiican u galo asoon dhib u geeysanin, laakin futada waa qaleel taas waxay kenaysaa qofka futada laga wasayo mudo kadib inuusan xaarka heshen karin,

midda kale futada saxaro ayaa ku jirta qofka marka uu galiyo xaar baa soo raaca guskiisa, yeeda kale futada aad bay u yar tahay xanuun badan ayay ka qaadaysaa naagta laga wasayo, midda kale biyaha ninka marka meesha ay gaaraan isla markii ayaa cudurka laysaga gudbin karaa, aidhiska maxaa kaanay rag rag wasayo ayuu ka yimid raga dabada laga waso ayaa aduunka keenay, sidoo kale cudurka aydhiska si fudud ayaa la isaga qaadi karaa wasmada gadaal

Recent Posts

What’s new

Updated: January 26, 2017 — 10:00 am

3 Comments

Add a Comment
  1. I see your blog needs some unique content.
    Writing manually is time consuming, but there is solution for this.
    Just search for – Masquro’s strategies

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme