Cuntada iyo galmada maxay isu yihiin

Dad badan ayaad arkaysaa cuntada iyo galmada isku xira  taas maxaa ka jira.

caadi ahaan kacsiga daran waa loo dhashaa rag iyo dumarba laakin cuntada kaalin weyn ayay ka qaadataa dareenka raga iyo dumarka cuntada lagu naaxo ama lagu cayilo waxay dareen siisaa ninka ama naagta .

waxaa ka id ah cuntadaas hilibka digaaga ukunta caanaha kalluunka qudaarta oo dhan furutiska marka qofka aad u cunayo cuntada nafaqada leh dareenkiisa awood ayuu yeelnahaya laakin saan shaagnay  qofka marka uu kacsiga dabeecad u yahay ayaa ka daran raga qaarkooda xitaa haddii ay wax cunin way kacsadaan sidoo kale dumarka qaarkooda qooq ayaysan laseexanaynin

cuntada kacsiga bariis iyo hilib oo lagu buurto

Recent Posts

What’s new

Updated: December 14, 2017 — 6:52 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme