Dad badan oo ku tukaday goobta qaraxa salaad janaaso

salaadi jimcaha kadib aya umada somaliyeed ee dagan mogdisho iyo dafaheeda isugu yimaadi halki ay ka dhacday musibada 14oct si si ay salaad janaasa ugu tukadan inti ku shahiiday xasuuqi zobe uguna duceyan inti ku dhawacantay inuu ilahay cafimad deg deg ah siiyo walal adigana u ducee wa jimce sharena dheh si dad badan ay ugu duceyan

Recent Posts

What’s new

Updated: October 20, 2017 — 11:01 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme