Erdogan oo u gooddiyay yahuuda markii a xiray kaddib gabar Turkish ah

Waa haweeney Muslim ah oo u dhalatay
Dalka Turkiga
Waxa ay booqatay masjidu aqsa oo
Ku yaala falastiin gaar ahaa casimada Qudus
Markay ay ka soo laabatay oo ay rabtay iney Turkiga Ku noqoto waxaa qabtay ciidamada 
Yahuuda oo naceb Islaamka
Hadaba walalka muslimka ahow u ducee
In walasheen muslimka ah
Ilahay inuu ka soo daayo cadowga.

madaxweynaha turkiga ayaa digniin siiyay yahuudda

Recent Posts

What’s new

Updated: July 9, 2018 — 4:31 pm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme