Fardowa Geedi Carte guurdoon baan ahay

Fardowa Geedi Carte guurdoon baan ahay

Fardowa Geedi Carte guurdoon baan ahay

Marka hore wan idin salamay marka labad webkan markan arkay oo aan firiyay dadka isku qoray waan la yabay, web sahlan guurdoon isla markii baa laga hela karaa ban filayaa qofka daacadka ah.

aniga waxan joogaa dalka South afrika waxan jiraa 27 sano gabar baan ahay diyaar u ah wiil somaliyed u baahan inuu dhaqdo guri wanagsan, shurduud badan ma qabo keliya waxan rabaa inuu yahay qof dhaqanb wanagsan diin leh toosan aan balwad lahayn, marka uu ila soo xiriiro ayaan is fahmaynaa inta noo dhaman.

Recent Posts

What’s new

Updated: January 20, 2017 — 7:31 am

1 Comment

Add a Comment
  1. Asc walaal so mafiicneyn inaad cinwaan gaar ah sameysato

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme