Filsan oo jawaab siisay dadka qabyaaladda ku tuhumay

filsan ahmed

filsan ahmed

Dadkan igu leh wariye ayad tahay ee qabyalada iska dhaf, war ilmaderyaal anigu wariyenimadaba bashaal ayan ka dhigta markan raboona wan gala markan raboona wan ka taga. Ta 2aad ee ah qabyaladaysato ayad tahay walal 1000 jeer ayan idiin shegaay inan somali wada jecelahay ciid aan xumaan uu hayana ma jirto ciidna ma caayo maxad igu haysataan wa su’aale hadan Somaliland amaanona wa dad kaygi wana halkan kaso jeedo illahayba Issaq iga dhigaay wanan jecelahay qabiil kayga wanan ku farxsanahay inu illahay duriyada xalasha ah iga dhaliyay qofki nacaya cidaan ahay dee hada block ii saar😠😠 War wa maxay dadkani wad xanusanaysa ayay nagala dhaman wayeenba hadan xanusanayo tolkaay aya ii dawaysaan done ii nabad galiya niyow tageero idiin kama rabo ee amaanka igu dadala hoos iyo sare ayan idiinla hadalnay hadana xuuman ayad iga radinaysaan wan ahay Issaq wanan ahaan dona ee mad iga badalii rabtaan sxpayaal wanaagu ha idiin deeqo anigu waxan ahay isaaq ogada hada kaan ogaaynoow wanan ku faraxsanahay qabiilkayga ka xuumada isaga ayay uu tala 😠😠😠😠 walahi wad iga xanajiiseen ruunti.

Recent Posts

What’s new

Updated: December 20, 2017 — 7:25 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme