Gaari ka soo dhacay buundo ku taalla Muqdisho

Shil naxadin iyo argagax leh oo horey loo arag ayaa ka dhacay Degamada waa beri ee gobolka banaadir kaas oo sababey khasaare iskugu jira dhimisho iyo dhaawac

Shilka ayaa yimid kadib markii gaari #kaarib_Ah Dulmarey buundada Anzalooti uu si lama filaan ah wada ugu baxay kana soo dhacay Dusha sare ee buundada

Daraawalka gaariga oo ku socdey hawaare sare ayaa la sheegey in uu xakameyn waayey gaariga taas oo sababtey inuu ka soo dhaco buundada isagoo burbureyey qeyb kamid ah Derbiga ku wareegsan

Gaariga oo markii dhulku soo dhacayey Rogmsdey ayaa waxaa ku dhintey qof maraayey buundada hoosteeda oo gaariga uu ku dul habsadey xalka Daraawalkii iyo nin kii kale la socodey gaariga ay ku dhaawacmaan

Goobta shilku ka dhacay ayaa durbaba soo gaarey ciidamada amaanka somaaliya )

Recent Posts

What’s new

Updated: November 5, 2017 — 6:32 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme