Istahil Keyf waxaan rabaa nin fiican

Istahil Keyf waxaan rabaa nin fiican

Istahil Keyf waxaan rabaa nin fiican

SC amrka hore waad salaman tihiin dadka webkan leh way ku mahadsan yihin in la helo web somalida ay isku baran karan.

aniga waxan ku noolahay dalka Germany waxan soo galay goor dhow tahriib ayaan soo maray waxan arkay yurub inaysan ficnayn dadka raba inay u soo tahriibaan haka joogaa

teeda  kale barsho wanaagsan facebook igu darso. guurddon oo internet laykuma halayn karo laakin marka hore barashaa ka horaysa qofkaan is fahanno ayaan rabaa inaan ka qaato, gabar kun bay shukaansataa kow bay kala baxdaa

guurdoon facebook

 

Recent Posts

What’s new

Updated: January 28, 2017 — 8:30 am

1 Comment

Add a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme