Jacaylka beeta waa maxay the fake love

Dumarka badankooda jacayl been ayay sheegaan waxay dhahaan aniga waan ku jeclahay iyadoo aan ku jeclayn marka jacaylka run buu rabaa.

haweenka maanta meesha jooga waxay inta badan ku dhaqman sheeko aan jirin

waxaad arkaysaa naag nin dhahayso waan ku jeclahay waxay rabtaa lacagtiisa mid kale ayay hoos ka wadaa astaamaha jacaylka beenta waa iska cad yahay

Recent Posts

What’s new

Updated: February 23, 2018 — 6:41 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme