Maxaa laga helay guriga cabdi shakuur

God news somalay 18 million oo laga helay guriga ina cabdi shakuur $18 million oo mooshinka loogu talo galay ayaa laga helay guriga ina cabdi shakuur lacagtan ayaa waxaa guriga geeyay safaarada imaaraadka waxaana xogtaan sahlay kaamirooyin lagu xidhay guriga ina cabdi shakuur oo sirdoonku la socday mudo 5 todobaad ah,

Cadeeymo buuxo ayaa lagu hayaa ina cabdi shakuur iyo siyaasiin kale oo badan, waana howl gal is dabayaalo oo aanan ku ekaan doonin ina cabdi shakuur Ceebtii aduunka ayaa ku dhacday iyo fadeexad weeyn kooxdii qaran dumiska ahayd,

dowladu waa ku mahadsantahay Ina cabdi shakuur xabad ayaa kilida uga dhacday ayaa la leeyahay walina gacanta sirdoonka ayuu ku jiraa Dhinaca kale waxaa guryahodii ka cararay mahad salaad iyo axmed macalin fiqi oo safaarada imaraadka galay,

Recent Posts

What’s new

Updated: December 18, 2017 — 6:17 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme