Somali iyo Itoobiya hal dal miyay noqonayaan

  ‘Madaxwaynaha Soomaaliya waxaan iskugu afgaranay in labada waddan (Itoobiya iyo Soomaaliya) si buuxda loogu beddelo hal dal….’ sidaas waxaa yidhi Abiy Axmed Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Cajiib Cajiib walhi ma halkaad ayaan mareeysaa Walee waa yaab, xishood ma jiro runtiii wax damiir Ku dambeeyso ma lahan dalka awalba unukaa dalka laheen

Qaabka Muqdisho loogu soo dhoweeyay RW Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali, iyagoona salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Baambeeyda Soomaaliyeed. Raiisul Wasaaraha iyo wafdigiis ayaa booqasho rasmi ah oo qaadaneysa hal maalin ku joogaya Soomaaliya, […]

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme