Qalbidhagax iyo dadka isaga jecel

Qosolka Cabdikariim Sheikh Muuse (Qalbidhagax) waa fariin culus oo quluubteena u waramaysa, dhoola caddayntiisu way inaga wada qoslinaysaa waana mid dhimbil ku ah cid kasta oo gacan ka gaysatay xadgudubkii iyo jariimadii loogaystay.

Qalbidhagax wuxuu caddeeyay geesinimadiisa, daacadnimadiisa, go’aan adaygiisa, hadafkiisa xalaasha ah iyo inuusan marnaba ka talaasulaynin aaminsanaanta qadiyada xalaasha ah ee uu u halagmayo wuxuuna kasbaday wadneyaal aan hortii dareen mideeya la arag.

Guulayso halgame guushaadu waa guul soomali oo dhan ay ku faani doonto alaaha yaanan mahad uga celinaynaa xoriyadaada kuu soo celiyay

Recent Posts

What’s new

Updated: July 7, 2018 — 9:50 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme