Qaybaha dhiigga iyo qayb kasta cudurada u sahlan in ay ku dhacaan

nooca dhiiga

nooca dhiiga

Qaybaha dhiigga iyo qayb kasta cudurada u sahlan in ay ku dhacaan.. (cabdulaahi cabdikariim khaliif)

1: #Dhiiga_A+.. waxaa u sahlan, xanuunada ku dhaca wadnaha, kansarka, sonkorowga, dhiig la’aan, iyo xanuunada ku dhaca beerka
2:#Dhuugga_O+ : waxaa u sahlan, xanuunada caloosha, koritaanka miisaanka qofka, mashaakil ku yimaada qaybaha jirka ee hormoonada sameeya
3: #Dhiugga_B+ : waxaa u sahlan, sonkorta, qaybaha jirka ka ilaaliya sunta iyo kansarka, hurdo la’aan, iyo xanuunada ku dhaca caloosha.
4: #Dhiigga_AB: waxa ay u sahlan tahay sonkorta, aneemiyada, xanuunka wadnaha, iyo kan caloosha

Recent Posts

What’s new

Updated: March 11, 2018 — 8:21 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme