Raafka sacuudiga ka jira soomaali badan lagu qabtay

Wadanka Saudi arabia waxaa ka socday maal mahanba Xamlad ama Raaf, taasoo ayqaadeen ciidamada xukuumada wadanka ka arimisa,
Raafkan oo ahaa midkii ugudarnaa ayaa guryaha loogu galayay dadka, waxaana lagu soo qa-qabtay dad aad utirabadan oo Somalina ku jirto

Waxaa sida sawirada kamuuqata aad ku arkaysaan Hooyooyin Somaliyed Odayaal Dhalin yaro iyo Caruur iyada oo aan lookala aaba yeelina waxaa loowada taxaabay xabsiga si dalkoodii dibloogu celiyo

Dadka wadan kaasi jooga ee Somalida ah ayaa ubadan kuwa muruq maal ah oo ka shaqaysta isla markaana qaarkood gur ya kulee yihiin haday doonaana halkaas isku qaba oo caruur ku dhal dhala

Recent Posts

What’s new

Updated: November 27, 2017 — 8:40 pm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme