Sagal Muuse Jaamaca waa guurdoon

Sagal Muuse Jaamaca waa guurdoon

Sagal Muuse Jaamaca waa guurdoon

Aniga oo ah gabar waxaan jiraa 24 sano waxaan ku noolahay dalka Yemen guurdoon daacad ah hadaan helo waa hagaag, waxaa shardi ah inuusan ka weynayn 30 sano haddii uu ka weyn yahay 30 sano yuuna ii soo qorin wax hadal ah, waayo ninka marka uu guursado naag uu ka weyn yahay isma fahmi karaan.

aniga waxaan ahay qof suna gud ah oo carab ah marka ma rabo hadhow inuu i qancin waayo, dadka yurub jooga lacag ayay ku faanaan sheekadu lacag ma aha.

facebook inat kuu soo galaan ayay ku dhahayaan halkee joogtaa lacag baan kuu soo dirayayaa ninka guurdoon daacad u ah dhab ay ka tahay email ayuu soo diri karaa

Recent Posts

What’s new

Updated: February 6, 2017 — 6:25 am

3 Comments

Add a Comment
  1. Asc walaal magacaygu waa cabdi nuur
    Walaal aniga ayaa diyaar u ah oo daacad ah waxkasta oo aad jeceshahayna waad iga heli insha allh igala soo xiriir walaal email kayga oo ah
    Cabdinuur421@gmail.com

  2. asc wll aniga diyaar kuu ah email keega waa kaas ila so xariir ceejituure588@hotmail.com am nambrkan 004915213321719

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme