Sahura Samara Guurdoon daacad ah ma tahay

Sahura Samara Guurdoon daacad ah ma tahay

Sahura Samara Guurdoon daacad ah ma tahay

Guurdoon daacad ah iminka waxaa dhici karta inaan si fudud lagu helin, xitaa wiilka marka uu kuu sheekaynayo wuxuu rabaa camera inaad u saarto si aad u gu raaxayso  wuxuu ku leeyahay luuqa soo gal dhalinyarada facebook waa sidaas guurdoon baan ahay buu ku leeyahay markaas ayuu soo dirayaa sawir qaawan oo xun.

sidoo kale raga daacadka ah guurdoonka ah inta badan ma helaan naago daacad ah iyagan waxay la kulmaan naago lacag raadis ah, waxaa jira gabdho lacag ii soo dir dhaha siiba raga ku nool wadamada yurub iyo america , waa yaab sheekada guurka halkaan net baa la dhahaa waa nasiib.

guurdoon facebook

Recent Posts

What’s new

Updated: February 13, 2017 — 2:06 pm

3 Comments

Add a Comment
  1. Asc mashallah wll

  2. Farhaan yuusuf Aadan

    Asc abaayo waa sax hadalkada Igala soo xariir, 2520906160586 ama 252615450365 and farhany27@gmail.com

  3. Abdikani elmi ibrahim

    Magaceygu waa c.qani anigaa diyaara hadaad rabto qof daaacada ila soxariir tel +252615871632

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme