Shirka Turkiga madaxda dalalka muslinka maxaa ka soo baxay

“Shirka Madaxda islaamka Oo Maanta ka furmidoona Turkiga Istanbul Iyo Waxyaabaha laga filan karo Shirkaasi”

“Shirkan Ay Ka Qayb Galayaan Madaxda Dawladaha islaamka Ayaa waxaa Casuumadaiisa leh Dayib Erdugon ka dib Goaankii Trump Ee magaalada Qudus “

“Kulamo gaar Ah ayay Yeesheen Madaxda Ka Qayb Galaysaa Shirkan Qudbada Daahfurka waxaa QAADAN doona Erdugon ka dibna waxaa ku xigi doona sheekh Yuusuf Al Qaraawi Oo ah Gudoomiyaha Haayada Culimada Islaamka Waxaana uu ka Hadli doonaa dhibaatoyinka Ka jira dunida Islaamka Iyo Sida AY Xal Ugu heli Karaan Wadamada Islaamku”

“Waxaa Kulmadii ugu dambeeyey Ee Magaalada Istanbul ay ku Qaateen Madaxda islaamku kaga Wada Hadleen Xaalada FALASTIIN,Yeman,Suuriya Iyo Qoomiyada Rohinga(Burma)

“Gunaanadka shirka ayaa waxaa Lagu wadaa In laga soo Saaro Go Aan Ay ka Midaysanyihiin Wadamada Islaamku isla Markaana Ay Ka Jawaabaan Hadalkii Trump ”

SHARE dheh Walaalo Si uu Ugu Farxo Warkan Qof Kasta Oo Muslim Ah

Allahu Akbar Allahu Akbar

Recent Posts

What’s new

Updated: December 14, 2017 — 8:19 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme