Wajida sida loo cadeeyo finkana looga tirtiro

sida wejiga loo cadeeyo daawo

sida wejiga loo cadeeyo daawo

Wajiga wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu qaalisan qofka Ilaahay siiyay, qurxinta wajiga waa muhim, maanta gabdhaha ayaa ugu muhimsan inay ku dadaalaan quruxda wajiga, marka wajiga waa in lagu dadaalaa.

maxaa madoobeeya wajiga?

inta badan wejiga waxaa madoobeeya dhowr waxyaabood oo ay ka mid yihiin qorraxda sidoo kale nabraha ama finka wajiga ka soo baxo sida fin doobka, ,arka uu raysto ayuu ku dhaafaa wejiga midab madow ama toxob booraan.

sidee loo nadiifiyaa oo loo tiritiraa nabraha?

runtii quruxinta wajiga waxay ku xiran tahay sida uu yahay wejiga, wajiga saliidda lagu magacaabo inta badan uma adkaysan karo kulaylka isla markii madow ayuu isu rogayaa.

waxaan kual talinaynaa inaad daawato muuqaalkan kuu sharxayo sida aad u cadayn karto wajiga iyo sida aad uga baabi’in karto nabraha.

Recent Posts

What’s new

Updated: January 28, 2017 — 9:00 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme