War degdeg Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali daahir oo Goordhaweyd Shir jaraaid ku qabtey

Dr Axmed Cali daahir

Dr Axmed Cali daahir

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali daahir oo Goordhaweyd Shir jaraaid ku qabtey Xafiiskiisa ayaa sheegay in baaris lagu sameynayo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu tuhmayo Dowlad Dumis

Xeer ilaaliyaha Guud ayaa Sheegay in Gudoonka Baarlamaanka ay ugudbiyeen Warqad ay kaga dalbanayaan in Xasaanada laga qaado Labada Xildhibaan Ee kala ah

Xasan macalin maxamuud
Abdi saabir Nuur shuuriye

Xeer ilaaliyaha Ayaa ku eedeyey Xildhibaanadan in ay Dhaqaalo Dowlada lagu duminayo ka soo qaateen Dowlado Shisheeye

Dhowaan Halkan ka daawo Muuqaalka Shirka jaraaid Ee Xeer ilaaliyaha Uu Goordhaw qabtey

Recent Posts

What’s new

Updated: December 17, 2017 — 9:29 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme