Wasiir Arrimaha dibadda Axmed Cawad oo khudbad Kulul soo jeediyay

shirka carabta

shirka carabta

Wasiir Arrimaha dibadda Axmed Cawad oo khudbad Kulul ka akhriyey shirka golaha wasirrada Arrimaha Dibedda ee jaamcadda
Carabta ayaa Si kulul Dood Uga Keenay Heshiiski Dekeda berbera Ee Sharci darada Ahaa . golaha Ayana baaq kasoo Saaray Kaas oo oranya in madaxbanaanida, midnimada, iyo xuduudaha somaliya ay yihiin lama taabtaan dowladda federalkana ay masuul ka tahay dhamaan dalka Heshiiski Berberana uu yahy Waxba Kama Jiraan Sharciga Meel kaga dhacay.

somaaliland waa Maamul gobeled Hoos taga Somalia Sida Daraded Waxwalbo Iyo Heshis walbo Oo lala galayo Waa In somalia Loo soo Mara Aya Yirahden Golaha Waana Guul Hordhac Ah Oo laga Gaaray Emaaratka Iyo Xulufadisii Usoo Tafa xeetay Buburinta Qaran Somaaliyed.

Nabad Iyo Iyo Nolol

Recent Posts

What’s new

Updated: March 10, 2018 — 11:16 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme