Xaaskaaga goormay ku habaaraysaa saaxiib

Xaaskaaga goormay ku habaaraysaa saaxiib

Dad badan waxay u maylanayaan hadalkan inuu hadal caadi yahay, ma og tahay xaaskaaga inay tahay qof sida qafaal oo kale guriga kuu joogo ma aha inaad ku tumato, waxaa lagaarabaa inaad wax u qabato aad garab istaagto aad u naxariisato, haddii aad dulmiso ogow qofka miskiinka oo taagta daran in ducadiisa la aqabalayo , haddii ay ku habaarto waxaa laga yaabaa inuu dhib kugu dhacao.

maxay kuu habaaraysaa xaaskaaga?

waxaa keenaya habaarka marka aad ku inkirto xaq ay leedahay marka aad qayaanto oo been aad u sheegto adoo naago kale la sheekaynayo iyaduna aad yasto naagaha kale aad u qososho iyadana aad ka aamusto .

raga badan soomaali sidaas ayay ku dhaqmaan.

Recent Posts

What’s new

Updated: January 26, 2017 — 9:04 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Guurdoon Free Online Dating © 2016 Frontier Theme